
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jsl oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaanka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jsl oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi ayaa maanta kulan la qaatay Hoggaanka ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.Kulankaasi ayaa intii uu socday waxaa lagaga wada hadlay arrimaha warbaahinta, xadhigga suxufiyiinta iyo sidii loo dardar galin lahaa xeerka saxaafadda Somaliland oo horyaala Golaha Wakiillada.