Kulan maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka Iyo Wacyigalinta oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Iyo Agaasimaha Guud Iyo Madaxa xafiiska dawlada Ingiriiska ee Somaliland ayaa laga

Kulan maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka Iyo Wacyigalinta oo ay weheliyaan Wasiir ku xigeenka Iyo Agaasimaha Guud Iyo Madaxa xafiiska dawlada Ingiriiska ee Somaliland ayaa lagaga hadlay wada shaqaynta labada dhinac.

Kulankan oo ahaa mid is barasho oo u dhexeeyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka Iyo wacyigalinta Md Axmedyaasiin Sh. Cali Ayaanle, Wasiir ku xigeenka Muuse Askar Guuleed, Agaasimaha Guud Cabdisalaan Maxamud Ducaale ( Ilkacase) Iyo madaxa xafiiska dawlada Ingiriiska Ilyas Malek oo weheliyo madaxa xafiiska siyaasadda iyo wada xidhiidhka Muxumed Maxamed Muxumed (Khadar) ayaa lagaga hadlay sidii labada dhinac u wada shaqayn lahaayeen, sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arrimaha warbaahinta dalka.