Agasimaha Telefishanka Qaranka Somaliland Cabdirasaaq Cismaan Maxamed ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiin ka socday Hay’adda Africa Eductional Trust

Agasimaha Telefishanka Qaranka Somaliland Cabdirasaaq Cismaan Maxamed ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay masuuliyiin ka socday Hay’adda Africa Eductional Trust oo ay ka mid ahaayen Xoghayaha AET part of street child group Miss julie Polzerova iyo Maamulaha Somaliland ee Hay’adda Axmed Cabdilahi Maxamed, Madaxa barnamijyada Cabdiqadir Cabdilahi Nuur iyo soo saaraha Barnaamijka wax Barashada Jacaf Ahmed Badde,
Waxayna ka wada hadlen sidii Tv-ga qaranka iyo Hay’adda Africa Educational trust uga wada shaqayn lahaayeen Barnamijyo ka hadlaya arrimaha Waxbarashada iyo sidii wax loogu qaban lahaa Caruurta Da’yarta ah ee Waxrashada u baahan iyo kuwa ay saamaysay Abaaraha ka jira Somaliland.