
" Xadhigga Saxafiyiinta kamana nixin kumana farxin" Wasiir Sulayman Yusuf Koore.
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa Maanta Ka Qayb Galay Xuska Maalinta SaxafadaWasiir ayaa Aad Uga Hadlay Arinta Xadhiga Oo Inta Badan Laga Cabto Balse Wasiirku Waxaa U Xusay Khaladaadka U galay.
https://www.youtube.com/watch?v=GShQAJVPYjc