Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta JSL Sh. Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo hadhimo sharafeed ku maamuusay bahda #Warbaahinta Gobolka #Awdal.

Kulankan oo ujeedkiisu daarnaa Xogogaal unoqshada waayaha Warbaahinta Gobolkaasi ayaa lagaga wada hadlay sidii danta guud wadajir loogu adeegi lahaa.