
Wasiirka Warfaafinta Oo Kormeer Ku Soo Sameyey Waaxda Dhaqanka
Wasiir Sulayman Yusuf Koore ayaa saaka soo kormeeray Waaxda Dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta JSL,una kuur-galay qaabka ay u socdaan barnaamijyo wacyi-galin ah oo ay waaxdu qabashadooda gacanta ku hayso