Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelin JSL Mudane Siciid Xasan Habane Oo Kulan La Qaatayururka caalamiga Ah ee Kaalmaynta Warbaahinta Caalamka (International Media Support

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelin JSL Mudane Siciid Xasan Habane ayaa maanta ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda wafti ka socday ururka caalamiga Ah ee Kaalmaynta Warbaahinta Caalamka (International Media Support-IMS).
Waxa aanay xubnuhu kulan Xog is waraysi la qaateen Wasiir ku xigeenka, iyaga oo intaa ka dibna soo booqday xarumaha ay shaqada warbaahineed ee Qaranka ka socotay.