Waqtiga la qabanayo shirweynaha dhaqanka Somaliland oo la shaaciyey iyo ujeedooyinka laga leeyahay oo uu sheegay Wasiirka Warfaafinta JSL.

Waqtiga la qabanayo shirweynaha dhaqanka Somaliland oo la shaaciyey iyo ujeedooyinka laga leeyahay oo uu sheegay Wasiirka Warfaafinta JSL.

Shirweynaha ayaa sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL mudane Axmed-yaasiin sheekh Cali Ayaanle magalaadada Hargeysa ka dhici doona 22-23-April- 2025-ka, waxaaanu uu socon doonaa laba cisho.