bulshada Ku dhaqan Gobolka Sool Waxaan ugu baaqayaa in ay is diiwaan galiyaan Wasiirka Warfaafinta.

Laascaanood (W.Warfaafinta)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo wafti Xukuumadda ah oo ku sugan Gobolka Sool ayaa Bulshda Ku dhiiri Galiyay inay isdiiwaan galiyaan si ugu Codeeyaan muwaadiniinta hanka leh.